Dhageys: Mid ka mid ah Salaadiinta Beelaha Awdigil oo afka furtay, kana hadlay cadaalad-daro shirka Baydhabo Janaay

137

Mid ka mid ah salaadiinta beelaha Digil ayaa sheegay in cadaalad dari xoog leh ay ka jirto habka qeybsiga ergooyinka ee shirka Baydhabo.

Suldaanka ayaa sheegay in laga soo ceyriyay madashii shirka, xuquuqdii ay beeshiisa lahaydna la duudsiiyay.

Suldaanka ayaa ku eedeeyay Wasiirka Isboortiga Khalid Cumar in uu ka dambeeyo cadaalad daridaas ku dhacday beeshiisa.

Digil-iyo-Mirifle (1)Idale News Online, Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.