Daawo Sawiradda: Banaanbax Gilgiley Magaalada Baydhabo

144

Banaanbax aad u balaaran oo looga soo horjeeday shirka maamul u sameynta sadexda gobol ayaa maanta waxaa uu ka dhacay bartamaha magaalada baydhabo halkaas oo ay iskugu soo bexeen shacabka.

Banaanbaxan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey maamulka koonfur galbeed ee lixda gobol oo uu madaxweynaha ka yahay madoobe Nuunow Maxamed.

Dadkan dibadbaxayey ayaa waxaa ay socod dheer ku mareen wadooyinka magaalada ayadoo markaasi muujinaayey waxa ay diidan yihiin ayaa ugu danbeyn waxaa meel fagaara ah kula hadlay wasiirka arimaha gudaha Dowlad goboleedka Koonfur galbeed Ibraahim Bayow iyo hogaamiyaasha arimaha bulshada qaar ka mid ah.

konf1

konf2

konf3

konf4

konf5

konf6

konf7

konf8

konf9

Idale News Online, Xafiiska Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.