Daawo Video: Odayaasha 6da Gobol Oo Kullan La Qaatey Bulshada Rayidka Ee Magaalada Baydhabo Janaay

101

Kulan aad u balaaran oo ay kasoo qeyb galeen dhamaan golaha guurtida Lixda  Gobol Ee  koonfur galbeed somaliya iyoMadoobe Nuunow  iyo golahiisa wasiirada bulshada rayidka ah ee degmada baydhabo ayaa shaley gelinkii dambe lagu qabtey xarunta ADC-da ee magalada baydhabo kulankani ayaa waxaa diirada lagu saarayey sidii loo adkeyn lahaa maamulka koonfur galbeed.

Halkan Ka Daawo

konfur

You might also like More from author

Comments are closed.