Dhageyso: lacag Horey Dalka Soomaaliya loo siiyey oo mashaariic loogu Badalayo

0

Wasiirka Qorsheenta iyo xiriirka caalamiga ah Saciid Cabdulaahi Dani ayaa maanta la hadlay saxaafada waxana uu sheegay in lacag badan oo loogu deeqay dowladdii dhexe ee Soomaaliya lagu soo wargeliyey in mashaariic ahaan loogu badalayo dalka.

Wasiirka ayaa sheegay in lacagtaasi ay taalo gudaha dalka Germany waxana lagu wargeliyey in lacagtaasi aan la siin karin balse badalkiisa ay qaadan doonan hirgalinta barnamaijyo mashariic hor marineed oo lagu kobcinayo dhaqaalaha dalka Soomaaliya.

Halkan Ka Dhageyso.

wasiiro

You might also like More from author

Comments are closed.