Akhriso: Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo Beeniyey Warqad Lagu Been Abuurtey

148

Iyadoo dhawaan warqad wareegto ahi ka soo baxdey Gollaha Guurtida Maamulka  Lixda Gobol Ee Koonfur Galbeed, taasoo ku qornaa tiro odayaal dhaqameedyo ah kuwaasoo, lagau sheegey inay dhawaan dooran doonaa, Godoomiyaha Gobolka Bay iyo sidoo kale ay soo dhisi doonaa maamulada degmooyinka, ayaa  waxa maanta  magaalada Baydhabo shir jaraa”id ku qabteen, odayaasha maamulk 3da Gobol  kGsoomaliya kuwaas00 beeniney in lagu been abuurteey.

odayaashan shirka jaraa’id qabtey. waxay sheegeen inay yihiin odasyaashii soo dhisey dowlada soomaaliya isla markaana soo xuley xildhibaanda baarlamanka soomaaliya, waxayna digniin u direen kuwo ku howlan Arimahaasi  iyo fowda waa sid ay u dhigeene.

Hoos Ka Akhriso

kkk

odayashldigilIYoBiyamaal

 Wariye Mayow Cali, Idale News online, Baydhabo

You might also like More from author

Comments are closed.