Daawo Video: Eng Hashim Abdullah Abdi iyo xildh. Abdulkadir Bagdadi oo Ra’iisul wasaare Abdiwali Abdiweli Sheikh Ahmed ku casumay xarumo iyo hay’ado muhiim ah oo magaalada Istanbul.

291

Kulan,  Balaaran ay soo abaabuleen, Eng. Hashim Cabdulaahi Cabdi iyo Xildhibaan Cabdiqaadir Bagadi, Oo  laga Casuumey, Rw  Dowlada Soomaaliya Md Cabdi weli sheekh axmed  halkaaso uu kula hadley ardeyda wax ka barata dalka turkiga.

kulan oo aha mid si weyn loo soo agaasimey, ayaa waxa halkaasi, Rw Cabdi u gacan qaadey, ardeydii ka soo qiib galey kulunkaasi.

You might also like More from author

Comments are closed.