Dhageyso: Dowlada Itoobiya “Axmed Madoobe inagaa Madaxtooyada Fariisiney”

171

Mas’uul uhadlay Dawlada Itoobiya ayaa waxa uu sheegay inay ku faraxsan yihiin qaabka wanaagsan ee Shirka Kismaayo uga socdo ee Arimaha Dib Uheshiisiinta Beelaha Jubbooyinka iskugu yimaadeen.

Waxa uu Mas’uulkaan Dawlada Itoobiya katirsan Khudbad ka jeediyey Shirka Kismaayo isagoo tibaaxay inuu qeyb ka ahaa ama uu wax ka ogaa Dhismihii Maamulada Puntland iyo Somaliland wakhtiyadii ay hogaaminayeen Marxuumiinta kala ahaa Maxamed Xaaji Ibraahim (Cigaal) iyo C/llaahi Yuusuf Axmed.

Shaul oo wasaarada Arimaha Dibada Dawlada Itoobiya katirsan Mas’uuliyiinteeda ayaa tibaaxay in Maamulka Jubba ay iyagu gacan weyn siiyeen maamulkaasi  Madaxtooyada Kismaayana ay fariisiyeen Axmed Madoobe Dawlada Itoobiya.

Halkan Ka Dhageyso.

You might also like More from author

Comments are closed.