Daawo Sawirada: Xildhibaan Sheekh Cabdiqadir sh. Ibrahiim oo Si Heer sare ah Looga Soo Dhaweeyey Dalka Turkiga.

87

Xildhibaan sheikh abdulkadir sheikh ibrahim ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay dalka turkiga Ee Magaalada istanbul Ka dib markii  casuumaad  Rasmi ah uu ka helay dawlada turkiga  Gaar ahaan Xisbiga talada dalka haaya, waxa uu la  kulmay aAasaasiyaashiI xisbiga AKP , madexda dalka iyo xildhibaano Dalka turkiga qaarkooda.

You might also like More from author

Comments are closed.