Daawo Sawirada: Banaabax looga Soo Horjeedo SiyaaSada Qalafsan Ee Madaxweyne Xasan oo Dhacey Magaalada Minipolis Ee Dalka Mareykanaka.

138

Mudaaharaad aad u balaaran ayaa ka Dhacey Dalka Mareyka Gaar ahaan Gobolka Minasota oo soomaaliya ay  badan tahay, mudaaharadakani oo looga soo horjeeda siyaasada qalafsan ee dowlada madaxweyne xasan sheekh.

boqolaal dad weyne ahayaaa lagu arkey wadooyinka magaalaa Minipolis, kuwaasoo lulayo hal ku dhigyo, lugo diidab yahay imaanshaah madaxweyne xasan  ee  dalka Mareykanka.

mudaaharadiyaasha ayaa codsaneyin in laga qaado ciidamada Dowlada soomaliya kuwaasoo in badan lagu eedeyaey in dhibaato hor leh ka geysaneyaan gobolka shabellaha hoose, sidoo kale, waxay dowlada madaxweyne xasan sheekh  ay ku eedayayeena ama ay wax ka qaban weynsey amaanka dalka  tan iyo markii la yegleeley sanadkii 2012.

Halkan Ka Daawo.

Photo: Wadaniyiin dhab ah

Photo

You might also like More from author

Comments are closed.