Guddiga Qabanqaabada & Xildhibaano ka tirsan Barlamaanka Somalia oo si wadajir ah uga qeybgalaaya Banaanbaxa gobolka Minnesota ka socda

137

guddiga1Dhinacyada Soomaalida ee ku dhaqan gobolkaan Minnesota oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo si wadajir baaq ugu diray Somalida Gobolkaan sidoo kale si xun weeraray siyaasada kala qeybinta ku dhisan ee gudaha iyo dibada uu ka wado Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud Culusow

Idale News Online

You might also like More from author

Comments are closed.