Daawo Video: Madaxweynaha Iyo Ra’iisal Wasaaraha Turkiga oo Midna Lagu Qamaamay Midna La Soo Dhaweeyay Markii Ay Booqdeen Deegaanka Soma.

50

Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gul iyo Raysal wasaarihiisa Racepp Tayip Ordogan ayaa hab aad u kala fog ay u qaabileen dadka ku dhaqan degaanka, Soma ee galbeedka dalka Turkiga, oo ah degaankii godkii dhuxusha laga qodayay ee ku dumay shaqaaluhu uu ku yaalo.

Abdullah Gul, Madaxweynaha Turkiga oo u weheliyo guddoomiyaha Barlamaanka ayaa isaga si caadi ah ay dadku u qaabileen, waxaanu la yeeshay wada hadal, sidoo kale waxa uu u sameeyay balan qaad, hasa yeeshee raysal wasaare Ordogan ayaa isaga dad aad u caraysani ay ku soo qamaameen gaarigiisa oo ay isku dayeen inay gacanta ula tagaan, waxaana meelo badan oo dalka Turkiga ah ka bilaabmay dibad baxyo raysal wasaaraha iyo xukuumadiisa lagu diidan yahay.

Idale News Online, Soma, Turkiya.

You might also like More from author

Comments are closed.