Dhageyso: Munaasabad lagu xusayay maalinta 15-ka May oo ka dhacday magaalada Muqdisho iyo RW C/weli Sheekh oo khudbad ka jeediyay.

26

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad ballaaran oo lagu xusayay maalinta dhallinyarada ee 15-ka May.

Munaasabaddaas waxaa sidoo kale ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda oo uu kamid yahay wasiirka ciyaaraha iyo dhallinyarada mudane Khaalid iyo madax kale.

Mudane C/weli Sheekh; ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegay inay sameyn doonaan fursado ay dhallinyarada ugu abuurayaan shaqo.

Halka Hoos Ka Dhageyso:

[audio:My Documents\Downloads\Music\COD-raysal-wasare-cabdi-wali.mp3|autostart=yes]

RW.Cabdiwali

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.