Dhegayso: Maamulka Cisbitaalka Baydhabo Janaay oo ka warbixiyay Dhimasho iyo Dhaawac qaraxii maanta.

43

Mustafa Mukhtaar Maxamed madaxa Cisbitaalka guud ee magaalada Baydhabo caasimada maamulgoboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed ayaa waxa uu maanta ka warbixiyay dadkii ku dhintay iyo kuwii ku waxyeeloobay qaraxii naftii halige maanta uu la beegsaday Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga Dowlada KoonfurGalbeed Cabdifataax Maxamed Ibraahin Geeseey.

Halkan ka dhegayso Maamulaha Cisbitaalka guud ee Baydhabo.

[audio:C:\Users\cawke\Downloads\Music\mustafa-mu.mp3|autostart]

cusbitaal

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Comments are closed.