Dhageyso: Axmed Diiriye oo Ka Hadlay Mooshinka Laga Keenay Madaxweyne Xasan Sheekh.

33

Axmed Diiriye Cali oo kamid ah Odayaasha Muqdisho ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Aragtidiisa ku aadan Khilaafka Soo kala Dhexgalay Xasan Sheekh iyo Xildhibaanada Baarlamanka.

Axmed Diiriya oo umuuqday mid taageeraya Xasan Sheekh ayaa sheegay xubnaha baarlamanka inay ahayd in wadatashi la sameeyaan iyaga ka hor inta aysan saxaafada usoo bandhigin dalabka ah inuu iscasilo Xasan Sheekh.

“Dadka aan kala xishoon Ee dagaal isla raba ayaa is eedeeya”ayuu yiri xili uu ka hadlay dhaliilaha xubnaha baarlamanka ujeediyeen Xasan Sheekh.

Halkan Ka Dhageyso:

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/Axmed-Diiriye-Cali-oo-kamid-ah-Odayaasha-Taageera-Shisheeyaha.lite_.mp3|autostart=yes]

axmedDirie

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.