Daawo Video: Xiiso Badan Cali Khaliif Galeyr Waxaan U Codeynaya In Xasan Sheekh Xilka Laga Qaado.

45

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr o ka mid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya marna dalka Ra’iisalwasaara kasoo noqday ayaa soo dhaweeyay baaqii xildhibaanada ee ku aadanaa inuu iscasilo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo hadal kiisa sii wata ayaa sheegay hadii mooshin laga keeno Madaxweynaha in laga qaado xilka ama kal soonida lagala noqdo waxaan codkeyga ku biirinayaa in xilka lagaqaado.

Daawo Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo leh aniga codkeyga waxaa ku biirinayaa in xilka laga qaado Xasan Sheekh Maxamuud 

laga qaado Xasan Sheekh Maxamuud 

CALI-KHALIIF1

 

Idale News Online, Buuhoodle.

You might also like More from author

Comments are closed.