Wadahadalo ka Fool ka fool ah Oo Maanta Si Rasmi Ahi U dhexmari Doono Dowlada Soomaaliya & Dowlad Goboleedka KGSoomaaliya.

33

Waxaa xaley  kulan casho wada qaatay wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee lixda gobol mudane Madoobe Nuunow Maxamed iyo Raisulwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed .

Cashada kadib ayaa raisalwasaaraha Xukuumada Soomaaliya waxa uu magacaabay gudi wasiiro ah oo wada xaajood la gali doona Maamulka Koonfur Galbeed, dhinaca kale Madaxweynaha Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow ayaa dhankiisa magacaabey gudi wasiiro ah oo wada hadal la gali doona Xukuumada Federaalka Soomaaliya.

Wada hadalkan ayaa lagu wadaa inuu si toos u furmo Maanta Jimcaha  Salaada Jimcaha ka dib.

si kataba ha haate, waxaan  ogeyn, wax yaabihii kale isla soo qaadeen.

DSCN01371

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.