Raisal Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray Degmada Qoryooley Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

28

Raisalwasaaraha xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Qoryooley.

Raisalwasaaraha waxaa Degmada kusoo dhoweeyey Saraakiisha Ciidanka Dowlada Somaliya kuwa Amisom iyo maamulka Degmada Qoryooley. Raisalwasaaraha ayaa u kuurgali doona xaalada Amni ee Degmada Qoryooley, waxa uuna kulamo la leeyahay Saraakiisha Ciidanka kuwa Amisom iyo kan Degmada Qoryooley, Raisalwasaaraha ayaa u kuurgalaya xaalada Amni ee Gobolka Shabeelaha Hoose .

Shacabka ku dhaqan Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa dhib weyn ku qaba Ciidamo ku labisan dresska Dowlada oo dil, dhac kufsi intaba ku haya kuwaas oo aan u dhalan Gobolka.

cabdi weli

Idale News Online Qoryooley.

 

You might also like More from author

Comments are closed.