Dhageyso: Xildhibaan Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo Dhaliilay Safarka Ra’iisal Wasaare C/weli ee Gobolka Shabeelaha Hoose,

47

Prof. Maxamed Cumar Dalxa oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda gobalka Shabeelaha Hoose ayaa dhaliilay safarka Ra’iisul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed uu ku marayo qaar kamid ah Degmooyinka Gobolka.

Halka Hoose Ka Dhageyso Dhaliilaha Kasoo Yeeray Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa.

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/dalxa1.mp3|autostart=yes]

dalxa1 Idale Nws Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.