Kenyaati badan oo ku dhamaaday Qamri sumeeysan & Warbaahinta Caalamka oo aad u hadal heeysa (Daawo Yaabkaan+Warbixin) !

58

Qamri sumeeysan oo gudaha dalka Kenya la soo galiyay ayaa waxaa ku geeriyooday dad aad u fara badan ka dib markii ay cabeen qamrigaan halka qaarkood loo la soo cararay Isbitaalada kuwaas oo weli ku jira waxa loo yaqaan Koomada (Halis) . 

Halkaan ka Daawo Yaa sumeeyay Qamriga ay Cabaan Keenyaatiga.

Ka soo biloow maalintii Isniinta eheeyd ilaa iminka dadka ku geeriyooday Qamrigaan sumeeysan ayaa tiradooda waxaa lagu sheegay 63-qofood halka Isbitaalada caafimaadka la dhigay ku dhawaad boqol qof oo Qamrigaan kusumoowday. 
Madaxa Isbitaalada dalka Kenya Mr.Emdu Gerald Nderitu oo saxaafada la haday wuxuu sheegay weli inay la´yihiin oo ay garan la yihiin halka uu ka yimid Qamrigaan sumeeysan oo qofkii cabaa qandho iyo dhimasho iskugu darsameyso . 

khamri

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.