Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Dib Uga Soo Laabtay Magaalada Muqdisho.

63

Madaxweynaha Dowladda Federaalka  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha iyo wafdigii uu horkacayey ayaa waxaa garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda, saraakiisha ciidamada qalabka sida iyo Mas’uuliyiin kale.

Ugu Danbeyn waxaa la filayaa in Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu warbaahinta  uga warbixiyo waxyaabihii u qabsoomay safaraddii ay ku tageen Dalalka Ethiopia iyo Isutagga Imaaraadka.Carabta.

xasanSheekh

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.