Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Wasiirka wasaradda Warfaafinta Dowlada Koonfur Galbeed Md Dr. Cali C/laahi Isaaq.

37

Waxaa  khadka telefoonka ee Warbaaahinta koonfur galbeed soomaaliya  ku wareysatay  Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Hidaha iyo Dhaqanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Dr. Cali C/laahi Isaaq oo aan ka wareysanay waxa uu khuseeyo safarkooda  ay ku joogaan Magaalada Muqdisho.

Dr. Cali C/laahi ayaa sheegay inay casuumad rasmi ah ka heleen Wakiilka Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Nicholas Kay iyo Madaxda Sare ee Dowlada Dhexe.

Mar aan Wasiirka weydiinay su’aal aheyd waxa iska bedelay fikirkii Dowlada Soomaaliya  ee Sedaxda Gobol ahaa ayaa waxa uu sheegay inuusan jirin wax sedax ah Dowlada dhexena ay aaminsantahay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.

Wareysiga Aan La Yeelanay Wasiir Cali C/laahi oo Dhinacyo Badan Taabanaya Halka Hoose Ka Dhageyso.

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57655|autostart=yes]

Nuunow

Idale News online,Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.