XOG: RW Cabdi weli Sheekh Axmed oo Beri ku wajahan Degmada Markacadey Si uu ula kulmo Rag ka Tirsan Maamulka 3da Gobolka Ee KGsoomaaliya.

59

 Wararka naga soo gaaryo Degmada Marka CADEEY ee xarunta gobolka shabeellaha Hoose ayaa sheegayaan in magaaladaasi laga dareemayo dhaq dhaqaaqyo  ku aadan soo dhaweyn balaaran  isla markaana ay  wadaan maamulka 3da gobolk ee Koonfur galbeed  soomaaliya.

Xog ay ka   Heshey  shabakadda IdaLe News Online  Ee gobolka shabeelaha Hoose  ayaa sheegaysa In Ra’iisal Wasaaraha DFSoomaaliya Mudne Cabdiweli  ayaa Lagu wadaa in maalinta berri ah uu tago magaalada Marka cadeey si uu ula soo kulmo rag katirsan Maamulka S 3da Gobol Ee Koonfur galbeed soomaaliya, kuwaaaso0 tartan siyaasadeed oo weyn ka dhaxeeya maamulka lixda gobol.

U Jeeda safarka RW ayaa lagu sheegey inuu ku qotoman yahay sidii  Madayweyne kuxigeenka  1-aad Max’ed Xassan Fiqi, iyo ragkale oo tirsan maamulkaas,  loogu  hiiliyo  Maamulka Lixda Gobal, Ee koonfur galbeed soomaaliya, isla markaana  RW u taagyeeri lahaa maamul ka kooban 3 gobol E e koonfur galbeed.

Si Kastaba  ha ahaatee arrintaan ayaa kusoo aadaysa  xilli  shalley madaxweyne Madoowe Nuunow& Qaar ka mid ah c Gollahiisa wasiirada  loogu yeeray magaalada Muqdisho si ay ula kulmaan xafiiska QM ee Dalka soomaaliya , taasoo oo aad moodo in ay tahay mid  Lagu khiyaanayo  Madaxweyene Madoowe Nuunow Maxamed.

Ugu dambeyntii, Magalaada Baydhaba Janaay Ee Xarnta Gobolka Bay  ayaa waxaa ka jira labo maamul Goboleed  oo kala fikir duwan oo leh labo madaxweyne, DF soomaaliya iyo beesha caalamka midkooodna taagyeero rasmi ah kama helin, walow dowlada soomaaliyaaad  moodo in  ay u janjeerto dhabka   maamulka 3da gobol.

RW.Cabdiwali

Idale News Online, Marka Caddey.

You might also like More from author

Comments are closed.