Akhriso: Magacyada Iyo Xilalka Wafdiga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Maanta Gaaray Magaalada Muqdisho.

69

No                                                             Magaca                                                                           Xilka

01. Mudane Madobe Nuunow Maxamed         Madaxwayne

02 Mudane Maxamuud Sayid Aadan                M. Kuxigeenka 1-aad

03 Mudane Maxamed Aadan Ibraahim Farkeeti      W. Q. Iskaashiga caalamiga iyo Jaaliyadaha

04 Mudane Saalax Sheekh Cusmaan                             W. Caafimaadka

05 Mudane C/laahi Maxamed Idiris Lesta                   W. Gaadiidka Cirka, Garoomada iyo Isgaarsiinta.

06 Marwo Faadumo Maxamed Abuukar (Faayow) W. Haweenka iyo Arrimaha Qoyska

07 Mudane Cali C/laahi Is-xaaq                                       W. Warfaafinta iyo Dhaqanka

08 Mudane Ugaas Aways Sh. Xuseen Huneero W. Isku Duwida Gargaarkaa Baniaadenenimo, Xuquuqul Insaanka iyo Daryeelka Naafadda

09 Mudane Aadan Cusmaan Sijuu           W. Ganacsiga iyo Warshadaha

10 Mudane Cumar Dheere                          Lataliyaha Madaxwaynaha arrimaha Amniga

11 Mudane Cabdalla Taabid Slaam       W. Ku xigeenka Dowladaha Hoose iyo horumarinta reer miyiga

12 Mudane Nuur Maxamed Macalin Isaaq (Bukurow)   W. Kuxigeenka Lacagta

13 Mudane Maxamed Cali Colow Gaani               W. Kuxigeenka Maaliyada

14 Mudane Maxamed Sh. Cali Axmed (Woosh) W. Kuxigeenka Gaadiidka Cirka, Garoomada iyo Isgaarsiinta

15 Idiris Axmed Yacquub                                             Xogheynta

16 Liibaan Sh. Shucayb.

Madoobe NUUNOW

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.