Dhageyso: Xoghayihii Maamulka Cusub ee Degmada Qoryooley oo Is Casilay.

57

Ibraahiim Malab Ibraahiim oo ay dowladdu dhawaan u magacawday xoghayaha maamula degmada Qoryooley ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkaasi.

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/05/Ibraahim-Malab-Ibraahim-oo-is-casilay-xoghaya-Qoryooley.mp3|autostart=yes]
qoryooleey

Wuxuu sheegay in xilkan loo magacaabay iyadoo aan lagala tashan oo aan wax laga weydiin, sidaa darteedna uu isaga casilay.

Ibraahim ayaa sheegay inuusan raali ka ahayn inuu la shaqeeyo ciidamada dowladda Xassan Sheekh oo uu ku eedeeyay iney dhibaato ku hayaan bulshada isagoo tusaale usoo qaatay sida ay ciidamada Kaarayaashooda ugu burburiyeen dhul beereedka degmada Qoryoole.

You might also like More from author

Comments are closed.