DEG DEG : Dagaal Xoogan oo ka socda Balad xaawo Ee Gobolka Gedo.

82

Warar goor dhaw kusoo dhacay warqabadka Wakaalada Warqaad.so ayaa waxay sheegayaan in weerar isku badalay dagaal uu ka socdo degmada Buula Xaawo ee gobolka Gedo.

Dagaalka ayaa waxa uu ka dambeeyey markii ciidan la sheegay in uu wato Gudoomiyaha degmada Dooloow C/rashiid Xasan ay weerar ku qaadeen ciidan kusugan Buula Xaawo.

Dagaalka ayaa la isku adeegsaday hubka fudud iyo qoryaha ka dhaca rasaasta daran dooriga waxaana Sargaal la yiraahdo Adan Shire Rufle uu inoo xaqiijiyey dagaalkaasi.

Naga filo faah faahino intaan ka badan dagaalka kaasi ku saabasan

breakingIdaleNewsale

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.