Dhageyso: Suldaan Sheegay In Axmed Madoobe Uu Dadkiisa Ka Xaaqay Magaalada Kismaayo.

22

Mid kamid ah Odayaasha dhaqanka oo kasoo jeeda deegaanada gobolka J/hoose  oo lagu magacaabo suldaan Cumar Gaabow ayaa warbaahinta u sheegay in Maamulka Axmed Madoobe uu Dadkiisa ka xaaqay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka J/hoose.

welina uu rabo inuu naga sii xaaqo gobolka J/hoose oo idil qor shihiisuna yahay hadii cid kale ka hadasha gobolka J/hoose in uu ka dhigo gobolka meel racsan Gaarisa, Suldaanka ayaa dhaartay kuna goodiyay inuu karfantiisa garabka kuwato.

dhageyso hadalka Suldaanka oo aad u careysan 

[audio:http://arlaadii.net/wp-content/uploads/Nabadoon-Cumar-Gaaboow-.mp3?_=1|autostart=yes]

 

 

axmed-madoobeobe
Idale News Online, Kismaayo

You might also like More from author

Comments are closed.