Daawo Sawirada: Gudoomiyaha Awdiinle Oo Dhaliiley Ha`yada Qaar Soona Bandhigey Waxqabadka Maamulka.

42

Gudoomiyaha  mamulka  degmada  awdiile    ee dowlada   Soomaaliya maxamed sheeekh ayaa ku dhaliileyhay`adaha samafalka in ay inkireen shacabka degmada Awdiinle ee gobolka bay oo ah kuwa u baahan wax u qabasho Madaama maamulka degmada uu sameeyay isku tashi Shacabka wax ugu qabanaayo.

Gudoomiyaha degmada awdiinle ayaa ayaa sheegay in uu dhisaayo xarumo waxbarasho iyo kuwa caafimaad oo si lacag la`aan ah dadka ugu shaqeynaayo.

Maamulka degmada ayaa hadalkaan ka sheegay kulan lagu so bandhigaayay waxqabadka maamulka Awdiile oo ay ka qeybgaleen suxufiyiinta miisaan ku leh gobolada koonfureed.

Gudoomiyaha hay`adaha musuqmaasuqa la xiriiriyay ayaa waxaa ka mid ah  ENRC    IYO    INTERSOS  waxaana uu ku eedayay inay ka soo horjeedaan hormarka shacabka Awdiinle.

SAM_1377SAM_1371SAM_1370SAM_1956

 IdaleNews Online,Aw-Diinle, Bay.

You might also like More from author

Comments are closed.