Hambalyo, Hambalyo Meheran Wacan.

61

Waxaanu Hambalyo Meher u direynaa    Dr.Ilyaas Cabdi Awke  iyo  Marwadiisa  Qaaliga ah Faadumo Xuseen Jaamac oo Shaley Galabtii  oo Taariikhdu tahay  29/4/2014 Meherkoodu ka dhacay Magaalada laascaanood Ee xarunta Gobolka Sool.

Waxaanu ku hambalyeyneynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) uu Munaasibadan oo kale ku Duceyn Jirey “baaraka laahu laka wa baaraka calayka wa Jamaca Baynakumaa Fil Kheyr”.

Anigoo Ah Bahada Shabakaada Idale News Online, oo Isku duuban Waxaan ALLE ugu baryaynaa inuu siyo labadan Oo ah Faraska iyo Geeyada , farta iyo Faraatiga   Ee is calfsadey  ubad wanagsan oo barakeysan, waxaanu leenahay noqoda kuwii isku waaray. Aamiin, Aamiin ,Aaamiin.

Hambalyo

Idale News Online, Burco.

You might also like More from author

Comments are closed.