Baarlamaanka Soomaaliya Oo Maanta Soo Gaba Gabeynaya Su’aalo Weydiinta Wasiirka Arimaha Gudaha C/laahi Goodax Barre,

73

Kadib markii maalintii saddexaad ay su’aalo ku socdeen Wasiirka arimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya  Cabdullahi Goodax Barre  isaga oo ka jabaabayey su’aalaha ay Baarlamaanka Soomaaliya weydiinayeen,

Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta soo Gaba gabeenaya Su’aalo weydiinta Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya C/laahi Goodax Barre.

 Xildhibaan Max’ed Cumar oo   kamid ah Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa sheegay in Baarlamaanka Soomaaliya ay maanta soo gaba gabeenayaan Su’aalihii la weydiinayey Wasiir Goodax.

xildhibaano168

Idale News Online,Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.