Daawo: Kulan ka dhan ah tacadiyada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Kenya loogu geysanayo oo ka dhacay Minnesota.

37

Kulan laga cambaareynayo, tacadiyada loo geysanayo soomaalida qoxootiga ku ah dalka kenya ayaa ka dhacey dalka mareykan, waxana ka soo qiib galey qiibah kala gedisan ee bulshada , sidoo kale dowlada kenya waxa la codsadey inay dhowrto xuquuqda umadda soomaaliyeed ee dalkeed u soo maciibadey nabad.
Minisota Minisota

You might also like More from author

Comments are closed.