Dhageyso: Khudbadihii Madaxweyne Madoobe Nuunow Iyo Wasiir C/fitaax Geesay Ay u Jeediyeen Ciidamada Koonfur Galbeed.

44

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Madoobe Nuunow Maxamed iyo Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga C/fitaax Ibraahim Geesay ayaa maanta khudbado ka jeediyay Munaasabad tababar loogu soo xirayay Ciidamadii ugu horeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halka Hoose Ka Dhageyso Khudbadihii Ay Jeediyeen Madaxweyne Nuunow Iyo Wasiir C/fitaax Geesay.

 

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57266|autostart=yes]

 

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57267|autostart=yes]

GorgorGorgor2Idale News Online, Baydhabo Janaay.

You might also like More from author

Comments are closed.