Daawo:Amin Arts oo soo bandhigay Sawir-gacmeed aad loo hadal hayo.

50

Dhowaan ayaa waxaa is-casilay afhayeenkii iyo la taliyihii madaxweynaha Somalia Eng. Cabdiraxmaan Yariisow, oo isaga tagay Villa Somalia.

Is-casilaadda Yariisow, ayaa waxaa sidoo kale wehliyey in agaasmihii hore ee madaxtooyada Kamaal Guutaale, oo loo magacaabay ku xigeenka guddoomiyaha gobolka Banaadir uu xilkaas iska diiday,uuna doonayo inuu kusoo laaabto Villa Somalia. Haddaba sawir gacmeedkan ayaa xog badan ka bixiyey labada dhacdo.

28_APR_2014

 Idale News Online, Mudisho.

You might also like More from author

Comments are closed.