DAAWO: 8,400 oo ciidan oo maanta Tababar u furtey Dowlad goboleedka lixda gobol ee Koonfur Soomaaliya.

20

Mas’uuliyiinta maamulka Koonfur-galbeed ee iyo guddoomiye ku xigeenka golaha guurtada, Ugaas Maxamuud Ugaas Nuur ayaa maanta tababar uga furay magaalada Baydhabo Kumanaan askari, iyagoo ugu baaqay ganacsatada iyo jaaliyadaha dibadda inay garab-istaagaan maamulka Koonfur-galbeed.

cadan bay 1 (1)

cadan bay 1 (2)

cidan bay 3

cidan bay 4

cidan bay2

Baydhabo Ciidan

Wasirka arrimaha gudaha iyo amniga maamul Koonfur-galbeed ee lixda gobal ka kooban, C/fataax Ibraahim Geeseey ayaa sheeegay in ciidamadan ay ka mid yihiin kuwa maamulka lana siin doono lacag ku filan. Isagoo seegay in ciidamada ay yihiin daraawiishta maamulka Koonfur-galbeed.

HOOS KA DAAWO:


Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.