DHAGEYSO: Howlgallo dad lagu soo qab-qabtay oo maanta ciidamada DF iyo AMISOM ay ka fuliyeen degmada Buulo-burde.

43

Ciidamada Dowlada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa Maanta   howlgal  dad lagu soo qab qabtay ka fuliyay Degmada Buula-Burde ee Gobolka Hiiraan.

Halkan Ka Dhageyso:

[audio:My Documents\Downloads\Music\Jen.-Cismaan-Cabdi-Muumin-taliayah-guutada-10aad-Buulo-burde.mp3|autostart=yes]

Saraakiisha Dowlada ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in howlgalkan ay ku xaqiijinayeen ammaanka Degmada Buula Burde oo dhowaan laga saaray Al-Shabaab.

Sheekh Osmaan Mumin oo ah Abaanduulaha Ciidamada Dowlada ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegay in howlgalada aysan wax saamayn ah ku yeelan dhaq-dhaqaaqa ganacsiga.

somalia-bulo-burde-340_227

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.