Daawo: Eng. Yariisow Shariif, oo Dhaleeceyn Iyo Eedeyn Dusha Kaga Tuuray RW C/weli Sheekh Iyo Axmed Madoobe.

44

Gudoomiyaha beelaha reer Goleedka  oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay jiraan qoysas fara badan oo ka barakacay magaalada Kismaayo arrintaas oo uu ku eedeeyay hoggaamiye Axmed Madoobe.

Maamulka Jubba  ayuu sheegay in ay si qasab ah u barakiciyeen dadkaasi u dhashay reer Goleedka oo heybtooda lagu raadsanayo sida uu sheegayo.

injineer-yarow (1)
Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.