Dhageyso+Daawo Sawiradda: Xasuuqii Ciidamada Dowlada Ka Geysteen Masjidka Degaanka Muuri Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

25

Ciidamada Dowlada oo dad xalay ku xasuuqay Masjid kuyaala deegaanka Muuri ee gobolka Sh/heese, dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay in Ciidamada Meleteriga dowlada ay xalay dad rayidah ku laayeen Masjid ku yaala Muuri.

Halkan Ka Dhageyso Murugdan.

[audio:http://arlaadii.net/wp-content/uploads/2014/04/Arlaadii.net-0012.mp3?_=1|autostart=yes]
Waxaa kaloo la xaqiiyjiyay tirada dadaka kudhintay xasuuqii ciidamada Meleteriga ka geysteen  Masjidka Muuri, ayaa lagu soo waramayaa in 5 qofood rayid ah ku dhinteen tiro kalena ay ku dhaawacmeen.

Ilaa hada cid ka hadashay majirto oona xaqiijisay sawabta keentay in ciidamo dowlada katirsan ay xasuuq bareer ah ka geystaan Masjidka Muuri.

 

murimuri1muri2muri3muri4muri5muri6

Idale News Online, Degaanka Muuri.

You might also like More from author

Comments are closed.