Wariye kale oo saakay gurigeeda loogu galay.

50

Goordhow oo saaka ah askarta Kenya ayaa gurigeeda ugu galay wariye Fowzia Omar oo ka tirsan shaqaalaha radio Barkulan.

Fowzia Omar ayaa waxayna la geeyeen xabsiga garoonka Kasaraani. Fowziya oo wariya midnimo qadka  taleefoonka kula hadlay ayaa waxay u  sheegtay in ay wadato Dukumintiyo sax ah…

Sidoo kalana dadka lala xiray ayba qaarkood haystaan Baasaboor Yurubiyaan ah….. ! Hal maalin ka hor ayay sidaan oo kale ciidanka Kenya u xireen wariye Hassan Sheikh Omar oo ka tirsan shaqaalaha TV-ga Horncable, isagoo weli ku jira xabisga Kasaraani… Waxaan ka xun

nahay dhacdooyinkan isdaba jooga ah ee bulshada Soomaliyeed lagu beegsanaayo.

 

Idale News Online, Nairobi.

You might also like More from author

Comments are closed.