DEG DEG AH: Qarax Ismiidaamin ahaa oo ka dhacay Magaalada Baghdaad+SAWIRO

91

Ugu yaraan 37 Ruux ayaa ku dhimatay inka badana 20 kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Qarax Ismiidaamin ahaa uu ka dhacay Magaalada Baqdaad ee Dalka Ciraaq.

Qaraxan ayaa waxaa la sheegay lagu beegsaday Xarun ay Banaanbax ka soo abaabulayeen Kooxaha Shiicada Dalka Ciraaq.

download (8)
download (9)
download (10)
download (11)
download (12)
download (13)
download (14)
download (15)
download

Number of View :9

You might also like More from author

Comments are closed.