Jiido Intelllectual Organization oo Raali gelin ka bixiyey hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow.

61

Jiido Intelllectual Organization ayaa kulan ey shaley ku yeesheen magalada muqdisho waxaa ey raali gelin ka bixiyeen hadal kasoo yeerey Ing Mohamud Hussein Caliyow taasoo gabagadii kulanka ey kasoo saareen warqad ey u dirayaan dhamaan bulshoweyn koonfur galbeed somaliya waxaana ey sheegeen in ey muqadas tahay in dhamaantood ey taageersan yihiin maamulka 6da gobol ee uu madaxweynaha ka yahay madoobe nuunow maxamed

rali gelin 1

rali gelin 2

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.