Daawo Sawiradda: Banaan bax ka Dhanka ah Wariye Muqtaar maxamed Catoosh oo U shaqeeyo Idaacadda VOA-da oo Ka Dhacey Magaaladda Baydhabo.

81

Waxaa Maanta  magaalada baydhaba Ee Xarunta Gobolka  ka dhacay Banaanbax aad u weyn oo loogu soo horjeeday Wariye Maxamed Cali Atoosh ee u shaqeeya Idaacadda Laanga Afka- Soomaaliyga Ee  VOA-da.

Taasoo loogu banaanbaxay wararka uu gudbiyo weriyahaasi oo aan ahayn kuwo Ku fadhiyo miisaaman  saxaafadeed ka dhan ah sida la sheegey u bareerey inuu tabiyo.

 Banaanbaxiyaasha waxay siteen  boorar ku qoran  cabashooyin isla markaan a halku dhigyada ay banaanbaxayaaasha waxay fariin u gudbinaayeen Idaacadda Agaamiaha VOA-da Iyo  guud ahaan Bahda saxaafadda Caalamka.

Ugu dambeyntii, wariyahan ayaa lagu eedayey inuu tabiyo warar lid ku ah rabitaanka shacabka KG soomaaliya.

Idale News Online, Baydhabo Janaay.

You might also like More from author

Comments are closed.