Akhriso: Baaq nabadeed oo ay soo saareen Ururka dhalinta koonfur Galbeed soomaaliya.

63

Ururada dhalinyarada ee kasoo koonfur galbeed  kuna kala nool Qaaradaha Dunida ayaa soo jeedinaya baaqyo nabadeed kuwaa oo  ku aadan in lagu fara adeygo nadabada iyo Xasiloonida Ka jirta degaanada koonfur galbeed Gaar ahaana Magaalada baydhabo ee Caasimada Dowlad Goboleedka koonfur galbeed somaliya

Dhalinyarada Dugsiga Sare ku dhameysatay Magaalada baydhabo Haanata Wax Ka barta jaamacadaha Magaalada Muqdisho ee Caasimada Wadanka Soomaaliya Ayaa Soo Jeedinaya dhankooda Baaqyada Ku saleysan Ku Fara adeygida Nabada iyo Xasiloonida Ka Jirta guud ahaan Deegaanada Dowlad Goboleedka

 Sidoo kale qaar ka mid ah Dhalinyarada ku nool Wadanka Uk iyo Malta Ayaa Iyaguna Ka Mid ah Dhalinta Soojeedinaya Baaqyada Nabada Ku Saleysan.

 Dhalinta ku nool Wadanka Dibadiisa Iyo Gudihiisa Qaar koodna Ay Joogaan degaanada koonfur galbeed Ayaa dhamaantood Si Isku Mid Ah U Sheegay in aysan Maqli karin ama arki karin In shaqaaqo Laga Dareemo ama Ay ka dhacdo Guud Ahaan Deegaanada koonfur galbeed somaliya

 Maalmo Kahor Ayaa Magaalada baydhabo waxaa gurigiisa lagala baxey hal qof kabacdina meydiisa lagu arkey meel kabaxsan magaalada.

Nabad

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.