Dhageyso: Wareysi Lala Yeeshey Wasiirka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed soomaaliya.

Magaalada Baydhaba  Janaa ayaa waxaa maanta waxaa tababar loogu furay dufcadii ugu horeysay ee ciidamada dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya sida uu Warbaahinta Koonfur Galbeed u sheegay wasiirka wasaarada shaqada iyo shaqaalaha Dowlad Koonfur Galbeed mudane Cabdirashiid Maxamed Ducaale.

Wasiirka ayaa sheegay inay tababar u fureen dufcadii ugu horeysay ee ciidamada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed isaga oo sheegay inay ciidamadana ku xulanayaan kiriteeriya gaar ah.

Halkan Ka Dhageyso:

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/?attachment_id=57037|autostart=yes]

wasiiradda KGS

Idale News Online, Baydhaba.

Comments are closed.