Dhageyso: C/Wali Gaas oo Si Deg Deg ah Loogu yeeray Addis-Ababa maxay tahay sababata ?

Madaxweynaha maamul goboleedka puntland cabdi wali maxamed cali gaas ayaa maanat safar aan hore loo sii qorsheey kaga anba baxay magaalada gaalkacayo ee xarunta gobolka mudug.

mudane gaas ayaa lasheegay in uu aaday dalka itoobiya halkaas oo lashegay in uu kulama kula qaadan doono madaxda wadankasi.

HALKAAN KADHAGEYSO.

 

[audio:|autostart=yes]

Gaas

Idale News Online.

Comments are closed.