Janaral Ibrahim Isaaq Yarow “Baydhabo Faraheena wey kasii baxeysa Sabab too ah waxa lagu arkay”…

36

Taliyah Qebta  lixdanaada ee ciidanka dowlada Gobolada Bay, Bakool & Gedo  Janaraal Ibraahim Yarow  Ayaa waxa uu sheegay in ay bilaabi doonaan hoolgalo lagu xaqiijinayo amaanka magaalada bey-dhabo isagoona taliyaha ku nuux nuuxsaday in ay xaalad Deg-deg ah ay Bey-Dhabo gelin doonto.

Taliyaha waxaa uu inta kudaray Magaalada ay fartahooda kasii baxayso oo Raga karirsan Al-Shabaab ay kusugan yihiin Magaalada BayDhabo Af-duubna ay kagesteen Magaalada BayDhabo Sida taliyaha uu sheegayna Ay baadi Goob Ugu jiraan Ciidan iyo Saraakiiil Labadii Habeen Lagala Baxay Guryahooda Magaalada Bay-Dhabo.

In kastoo ciidamada dowlada iyo kuwa amisom ay kuwada sugan yihiin Magaalada BayDhabo Hadan Waxaa Habeenadii ugu Dan beeyay Kadhacaya Falal Amaanka Lidi ku ah.

YAOOW

Idale News Online, Baydhabo.

You might also like More from author

Comments are closed.