Dhageyso: Baydhabo Janaay oo xilliyada habeenadda Al-shabaab Lagu dhex Arkayo.

24

Xarakada Al Shabaab ayaa waxa la sheegay inay gudaha ugaleen magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay.

Waxa la sheegay in ciidanka Al Shabaab oo Afka uduuban hubeysana lagu arkay deegaanka Cali Muumin iyo deegaano kale waxaana dadka ay ka cabsi qabaan in Shabaab ay dib uqabsadaan magaalada Baydhabo.

Ciidanka Al Shabaab ayaa waxa la arkayey iyagoo xaafadaha magaalada Baydhabo ku sameynaya gaaf wareeg xilli ciidanka dawlada Somaliya iyo Kuwa AMISOM ay magaaladaasi kusugan yihiin.

 

Halkaan ka dhageyso Xaaladihii ugu dambeeyey ee magaalada Baydhaba

[audio:|autostart=yes]

Baydhabo maannta

You might also like More from author

Comments are closed.