DEG DEG : Xildhibaano qarax lagu dilay Muqdisho

58

Qarax ayaa waxa uu goor dhaw barqadii ah ka dhacay degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho waxaana lala beegsaday gaari ay wateen xildhibaano katirsan baarlamaanka Somaliya.

Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in qaraxa loogu xiray baabuurka ay wateen iyadoo xildhibaan uu dhintay mid kalena uu dhaawacmay.

Naga filo Maamulka degmada Xamar Weyne oo qaraxaasi ka hadlay iyo Magacyada xildhibaanada waxyeeladu gaartay magacyadooda.

breakingIdaleNews

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.