Daawo Video: Qiso Naxdin Leh Nin Dhintay Oo Dib Usoo Noolaaday Oo Ka Sheekeynaayo Waxa Qabriga Kusoo Qabsaday (Subxaanallaah).

54

Daawo Muuqaal Nin dhintay oo hadana dib usoo noolaaday subxaannallaah waa arin naxdin iyo layaab leh allaahu akbar.

Ninkaan ayaa magaciisu  ku sheegay Xasan waxaa uu u dhashay dalka masar da’diisuna waxay aheyd 35 jir kadib  markii isagoo kooma ku jira ay amar ku bixiyeen dhakhaatiirta in ninkaaan uu meyd yahay ayna tahay in la duugo.

Xasan ayaa sheegay in markii uu qabriga kasoo baxay oo gurigii ku noolaa la geeyay ay hooyadiis iyo aabihiis naxdin darteed u dhinteen.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka xasan isagoo ka sheekeynayo sida ay wax u dheceen 

.1a

Idale News Online.

You might also like More from author

Comments are closed.