Dhegeyso:-Bare Hiiraale oo sheegey in danjiraha IGAD u qaabilsan arimaha somaliya Maxamed Afey iyo Axmed madobe ey isku beel yihiin.

Bare Adan Shire Bare hiiraale ayaa jawaab sax ah siiyey danjiraha IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afay kaasi oo ku aadanaa in la ciqaabayo cid kasta oo ka soo horjeeda amaanka.

Bare hiirtaale ayaa sidoo kale ka dhawaajiyey in Afay iyo Axmed Madoobe ay yihiin isku qabiil ayna doonayaan inay xoog ku qabsadaan gobalada Jubooyinka, taasina aysan macquul ahayn.

 Halkan Ka Dhageyso..

[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/04/bare-hirale-mobil.m4a|autostart=yes]

Cabdiweli-Sheekh-iyo-Afey-

Comments are closed.