Daawo:Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Wafdi Soo Dhoweeyay Isago Kabo La’aan Ah.

40

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Wafdi ka socda afrikan Union uu Xafiiskiisa ku Qaabikey Isagoo caga cad.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa isagoo kaftan ahaan looga dhiibaayo ayaa la weydiiyey in  uu soo ilaabay kabaha iyo in ay caadi u tahay.madaxweynaha ayaa isagoo qoslaaya ku jabaabay sida tan in aan xafladaha ku tago saandalka ama cago cad waa wax iska caadi ah.

xasan2

Idale News Online, Muqdisho.

You might also like More from author

Comments are closed.