Daawo+Akhriso: Magacyada Wasiirada Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed 3-da gobol ee Shariif Xasan.

55

Madaxweynaha maamul  3da Gobol  Ee Koonfur Galbeed Maxamamed Xaaji Cabdunuur Madeer ayaa ku dhawaaqay gobolihiisa wasaarada hordhaca ah.

Golahan ayaa ka kooban 14 wasiir waxaana saxaafada u akhriyay madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Koonfur Galbeed Dr.Maxamed Xasan Maxamed waxayna kala yihiin:

1.Ibrahim Cabdinuur Xasan                  Wasiirka arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose

2.Sheekh Qaasim Ibrahim Nuur                   Wasiirka Amniga

3.Xasan Xuseen Maxamed eelaay                 Wasiirka Maaliyada

4.Aadan Xasan Maxamed                               Wasiirka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda

5.Maxamed Cabdullahi Mursal                      Wasiirka Qorsheyta iyo Iskaashiga caalamiga

6.Nuur Sheekh Xuseen Cadow                        Wasiirka Waxbarashada

7.Faadumo Cabdiraxmaan Maxamed           Wasiirka Caafimaadka

8..Maxamed Macalin Aadan Murur               Wasiirka  Howlaha guud iyo Dibudhiska

9..Sheekh Xasan Ibrahim (lubur )                    Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka

10..Aadan Macalin Nuur Cabdi                             Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha

11.Ismaaciil Mustaf Maxamed                            Wasiirka  beeraha iyo waraabka

12.Macalin Maxamed Aadan (Macalin Jiis)    Wasiirka Kaluumeysiga iyo Qeyraadka bada

13.Cabdullahi Maxamed Nuur  Isniik                  Wasiirka Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa

14.Xasan Isaaq Maxamed                                       Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha.

maxamed xaaji
Idale News Online, Baydhaba.

You might also like More from author

Comments are closed.